top of page

HANOI (QEYBTA 2)

  • ABDULKADER MAHAAD
  • Feb 26, 2017
  • 1 min read

Qof kasta oo arka dharkan oo suuqyada lagu gadayo marnaba maskaxdiisa ma is dhahayo waxa lagu sameeyay tuulada Jilib marka oo ku taalla Gobolka Shabeelaha Hoose, Sidoo kale qofna ma suuraysan karo dharkan ayaa lagu sameeyay farsamo gacmeed kaliya, waxanad is leedahay warshad wayn ayaa soo saartay, hase yeeshee warshadna masoo saarin, wadamada dibaddana lagama keenin. ee waxaa lagu sameeyey tuulada JILIBMARKA. ee u dhow magaala madaxda shabeelada hoose.

 
 
 

댓글


RECENT POSTS:
SEARCH BY TAGS:

© 2023 by NOMAD ON THE ROAD. Proudly created with Wix.com

  • b-facebook
  • Twitter Round
  • Instagram Black Round
bottom of page