DHARKA ALIINDIGA (QEYBTA 1)
- ABDULKADER MAHAAD
- Feb 26, 2017
- 1 min read
Bulshada Jilib marka, gaar ahaan dadka ku mashquulsan samaynta dharka Alindiga waxay mudanyihiin in la dhiiri galiyo si ay u hormariyaan farsamaynta dharka oo ay ugu hamiyaan in ay warshado yaryar oo dharka sameeya ay soo dajistaan.

Comentários